home All News open_in_new Full Article

Alshabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig Howlgalka AUSSOM uu ku leeyahay Degmada Qoryooleey

QORYOOLEEY (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaal yahanada Alshabaab maanta weerar culus ku qaadeen saldhig ciidamada howlgalka AUSSOM ee Midoga Afrika ku leeyihiin Magaalada Qoryooleey. Dadka ku dhaqan Qoryooleey ayaa laga soo xigtay inay aad u maqleen intii dagaalku socday hugunka rasaasta labada dhinac iyo guud ahaan hubka ay is weydaarsanayeen […]


today 5 h. ago attach_file Other



ID: 1562646962
Add Watch Country

arrow_drop_down