home All News open_in_new Full Article

Banaanbaxyo Waawayn Oo Lagaga Soo Horjeedo Madaxwayne Tramp Oo Gilgilay Maraykanka

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka guud ahaan Mareykanka maalintii Sabtida si ay uga mudaaharaadaan tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee uu qaaday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Mudaaharaadyadan oo loo yaqaan “50501”, oo ah “50 mudaaharaad, 50 gobol, 1 dhaqdhaqaaq”, ayaa loo qorsheeyay in ay la jaanqaadaan sannad-guuradii 250-aad ee bilowgii... The post Banaanbaxyo Waawayn Oo Lagaga Soo Horjeedo Madaxwayne Tramp Oo Gilgilay Maraykanka appeared first on Borama News Network.


today 8 h. ago attach_file Other



ID: 2744854226
Add Watch Country

arrow_drop_down