home All News open_in_new Full Article

Booliiska oo xalay Xabsiga dhigay Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran iyo xisbiga oo cambaareeyay

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa cambaareeyey xarig uu sheegay xisbigu in Ciidanka NISA ay Muqdisho ugu geysteen Cabdiraxmaan Saleebaan Jaamac oo ah Gudoomiyaha xisbi Siyaasadeedka Shacabka. Hadaba war xisbigu arintaan ka soo saaray ayaa sidan u qornaa: Xisbiga Himilo Qaran wuxuu si adag u cambaaraynayaa tallaabada […]


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 2689798419
Add Watch Country

arrow_drop_down