May 05(Jowhar) -Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 17-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle. Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Hirshabelle ayaa ka jeediyay khudbaddii dastuuriga ahayd ee furitaanka kalfadhigga isagoo ugaga hadlay arrimo kala gedisan. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Xildhibaanada Baarlamaanka shaqadii baaxadda lahayd ee ay qabteen intii […]