Apr 28 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Hirshabelle ayaa sheegay in xilkiisa uu ku waayay Wasiirkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-u-dhiska Hirshabelle Jaamac Xuseen. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa u sheegay golihiisa wasiirada inaan la aqbali doonin dayacaad shaqo. “Ma aqbali doono dayacaad shaqo, dhismaha jidadka uu […]