home All News open_in_new Full Article

Cidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Xildhibaan ay Xidheen.

Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Jamaal Cismaan Cabdilaahi, oo ka mid ah xubnaha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa, kaasi oo lagu qabtay isagoo ku guda jira abaabul iyo kicin dadweyne. Hawlgalkan ay Ciidamadu sameeyeen waxa uu qayb ka yahay dadaallada lagu ilaalinayo badqabka bulshada iyo xoojinta amniga caasimadda. Eedaysanaha waxa la horgeyn doonaa … The post Cidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Xildhibaan ay Xidheen. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 1421133868
Add Watch Country

arrow_drop_down