RUUN-NIRGOOD (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaana degmada Ruun-Nirgood ayaa sheegaya in ciidamada iskaashanaya ee dowlada iyo kuwa deegaanka ah saaka atoortii fuliyeen howlgal ka dhan ah Alshabaab Sida lagu shergay war kooban oo dhanka Dowlada ka soo baxay howlgalkaan ayaa lagu burburiyay goobo fariisimo u ahaa kooxda Alshabaab. Howlgalkaan ayaa guuleystay sida […]