home All News open_in_new Full Article

Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa AUSSOM oo Howlgal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyey Gobolka Sh. Hoose.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF) iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta howlgal wadajir ah oo ka dhan ah Al-Shabaab waxa ay ka fuliyeen nawaaxiga Saldhigga Ciidanka Xoogga Dalka ee Buulana-gaad (FOB) ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka oo ahaa mid lagu taageerayey hanti dhanka cirka ah […]


today 4 d. ago attach_file Other



ID: 1033228289
Add Watch Country

arrow_drop_down