home All News open_in_new Full Article

Ciidamada Puntland Oo Hawlgal Ka Fuliyay Buuraha Isku Xidha Togaga Miraale iyo Moqor

Ciidamada difaaca Puntland ayaa hawlgal ka fuliyay buuraha Calmiskaad, iyaga halkaas ka sifeeyay buuraha isku xira labada tog ee Miraale iyo Moqor, halkaas oo ay ciidamada Difaaca Puntland ku dileen xubno ka tirsan Daacish. War qoraal oo lagu soo qoray xafiiska Warbaahinta u qaabilsan hawlgalka Calmiskaad, ayaa lagu sheegay in... The post Ciidamada Puntland Oo Hawlgal Ka Fuliyay Buuraha Isku Xidha Togaga Miraale iyo Moqor appeared first on Borama News Network.


today 25 h. ago attach_file Other



ID: 2220669769
Add Watch Country

arrow_drop_down