home All News open_in_new Full Article

Ciidamo Puntland ka tirsan oo faaruqiyaay furimaha Calmadow xilli Puntland ku dhawaaqday Howlgalka “Unkod”

Ciidamo ka tirsan Puntland oo kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa isaga baxay furimaha dagaal ee Galgala, Afurur iyo Bali-Khadar oo ku teedsan buuraha Calmadow, iyagoo  gaaray deegaanka Cowsane ee gobolka Sanaag. Ciidamadan oo sameeyay gadood ayaa sheegay inay isaga baxeen furimaha dagaalka si ay uga qeyb qaataan, sida ay hadalka u dhigeen, “xoraynta magaalada Ceerigaabo”, … The post Ciidamo Puntland ka tirsan oo faaruqiyaay furimaha Calmadow xilli Puntland ku dhawaaqday Howlgalka “Unkod” appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 h. ago attach_file Other



ID: 3356323057
Add Watch Country

arrow_drop_down