home All News open_in_new Full Article

Ciidanka Puntland oo 5 ka tirsan Daacish ku dishay Howlgal Qorsheysan

Sep 28(Jowhar)-Ciidanka difaaca Puntland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Koor-Xagarle oo hoos yimaada deegaanka Dhasaan, halkaas oo ay ku dileen shan xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka. Inta lagu guda jiray howlgalka, ciidamada ayaa mid ka mid ah dagaalyahanada nolosha ku qabtay, halka saddex kale lagu hareereeyay oo […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 3390805714
Add Watch Country

arrow_drop_down