home All News open_in_new Full Article

Ciyaartii lagu soo dhaweynayay Halyeeyada Afrika oo goor dhaw bilaabanaysa

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw ka bilaabanaya Garoonka Muqdisho Stadium kulankii lagu soo dhaweynayay alyeeyada Afrika kuwaasoo maanta ka soo degay Garoonka diyaradaha Muqdisho. Muuqaalka Garoonka ayaa galabta aad u qurxoon waxaana soo camirey taageerayaasha kubada cagta. Waxaa ka soo qeybglay Ra’iisulwasaaraha Somalia Xamsa Cabdi Barre iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada. XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA DAYNIILE.COM


today 3 w. ago attach_file Other



ID: 2006987559
Add Watch Country

arrow_drop_down