home All News open_in_new Full Article

Cusmaan Dubbe oo ku laabtay Hargeysa, eed ba’ana u jeediyay Madaxweyne Xassan

HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga ka soo jeeda Gobolada Waqooyiga Somalia ee Cusmaan Dube oo dhawaan iska casilay xuninimadiisa xildhibaanka aqablka sare ee Dowlada Somalia ayaa dib ugu laabay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland halkasoo uu asal ahaan ka soo jeedo. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa ayaa lagu soo dhaweeyay siyaasigaan oo mudo sanado ah ka tirsanaa […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 4125801354
Add Watch Country

arrow_drop_down