home All News open_in_new Full Article

DAAWO: Taliye Odowaa oo Ciidamada Xoogga Dalka ugu Hambalyeeyay Xuska markii la aas’aasay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawa Yusuf Rage ayaa Ciidamada Xoogga Dalka ugu Hambalyeeyay 65 sano Guuradii kasoo wareegatay Aas Aaskoodii. Maanta oo taariikhdu tahay 12-ka April waxay ku beegan tahay 65 sano Guuradii kasoo wareegatay markii la aas’aasay Ciidamada Xooga Dalka Somalia. Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka Taliye Odawa:-  


today 1 week ago attach_file Other



ID: 406664033
Add Watch Country

arrow_drop_down