home All News open_in_new Full Article

Daddweynaha ku nool degmooyinka Hodan iyo Kaaraan oo u dareeray goobaha diiwaan gelinta cod

Apr 26(Jowhar) Waxaa saaka mar kale diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka looga dareeray degmooyinka Kaaraan iyo Hodan, iyadoo boqolaal dadweyne ay safaf u galeen is-diiwaangelinta. Dadweynaha saaka is-diiwaangeliya ayaa waxaa ku jiray dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kuwaasoo ka mid ahaa shacabka degmooyinkaas ee isu diiwaan geliyay, si ay […]


today 4 d. ago attach_file Other



ID: 3024189685
Add Watch Country

arrow_drop_down