home All News open_in_new Full Article

DEG DEG: Howlgal saaka ay isla fuliyeen Danab iyo Jubaland oo Alshabaab badan lagu laayay+SAWIRRO

Wararka laga helaayo deegaanada Jubaland ayaa sheegaya in howlgal ay saaka aroortii iska kaashadeen kumandooska Danab ee Xooga Dalka iyo daraawiishta Jubaland lagu laayay maleeshiyaad badan oo Alshabaab ka mida. Sida sawirada aad ku arki kartaan meydadla qaarkood ayaa si xun rasaasstu uga dhacday waxaana ka mid ah dagaalame madaxi oo dhan uu kala dhanbalmay […]


today 4 d. ago attach_file Other



ID: 1814278316
Add Watch Country

arrow_drop_down