DEG DEG: Ra’iisulwasaare Xamza oo hada gaaray guriga Shariif Sh.Axmed

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goor dhaw oo caawa ah gaaray guriga Shariif Sh.Axmed isagoona doonaya inuu xaliyo talaabooyinkii caawa lagu hor istaagay madaxda mucaaradka Golaha Mustaqbalka sida Xasan Cali Kheyre ,Rooble iyo Shariif Sh.Axmed. Xamza iyo Shariif Sh.Axmed ayaa hada waxaa u socda kulan gaar ah kaasoo looga wada xaajoonayo xalinta talaabooyinka […]


3 w.
Sport
ID: 609641905090457303


Nothing found
Add Watch Country

arrow_drop_down