home All News open_in_new Full Article

DEG DEG: Wasiirada Somalia oo goor dhaw ka hadlay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Warar hoose oo ka soo baxaya kulanka u socda Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya inay jawaab ka bixiyeen talaabada Israa’iil iyagoona ku tilmaamay qiyaano qaran,waxaana shir gudoominayay Ra’iisulwasaare Xamza. Xukuumada Somalia ayaa sheegtay in Israa’iil iyaduba aqoonsi ahaysan islamarkaana aysan awood u lahayn inay aqoonsato Maamulka Somaliland. Sidoo kale Dowlada Somalia ayaa soo hadal […]


today 9 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4175590777
Add Watch Country

arrow_drop_down