home All News open_in_new Full Article

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Hoobiyayaal lagu soo garaacay magaalada Muqdisho

Apr 19(Jowhar)Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo saaka kusoo dhawacay xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar Jajab iyo Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Hoobiyayaasha oo aan wali la shaacin halka kaga soo tuuray ayaa mid kamid ah waxa uu ku dhacay guri ku yaala waaxda Kacaan ee degmada Xamar […]


today 48 h. ago attach_file Other



ID: 3527293238
Add Watch Country

arrow_drop_down