home All News open_in_new Full Article

Diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 242 ruux oo ku burburtay dalka Hindiya

Jun 12(Jowhar)-Diyaarad ay leedahay shirkadda Air India oo ku sii jeeday magaalada London ee dalka Ingiriiska ayna saarnaayeen 242 qof ayaa ku burburtay wax yar ka dib markii ay ka kacday magaalada Ahmedabad ee galbeedka Hindiya. Diyaaradda waxaa saarnaa 169 muwaadin oo Hindi ah, 53 British ah, 7 dhalasho oo Boortaqiis ah iyo hal Canadian […]


today 3 d. ago attach_file Other



ID: 472702753
Add Watch Country

arrow_drop_down