home All News open_in_new Full Article

Dowlada oo ka hadashay Howlgalo dhul iyo cir ah oo ka dhan ah kooxda Alshabaab

Af-hayeenka Wasaarada Gaashaandhiga Somalia Sheekh Abuukar ayaa ka war bixiyay howlgalo dhulka iyo cirka isugu jira oo ka dhan ah kooxda Alshabaab kuwaasoo dhamaantood ka dhacay gobolka shabeelaha dhexe. Sheekh Abuukar wuxuu sheegay in ciidamada Xooga oo kaashanaya kuwa deegaanka ay weerar ku qaadeen deegaanka Tawakal oo ku dhaw Degmada Aadan Yabaal halkaasoo sida uu […]


today 53 h. ago attach_file Other



ID: 850896930
Add Watch Country

arrow_drop_down