๐ช๐ฎ๐ฟ-๐ฆ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ ๐๐พ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ผ, ๐ฎ๐ฎ, ๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฟ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii December 2025, fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaadka argagixisada ee Khawaarijta Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Jabad Godane ee hoostaga Xawaadley, gobolka Shabeelle Dhexe. Howlgalkan waxaa lagu dilay ku dhawaad 15 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta, kuwaas oo ay ka […]