home All News open_in_new Full Article

Dowlada Somalia oo beenisay inay Heshiis qarsoodi ah la gashay Dalka Sweden

Xukuumada Somalia ayaa beenisay warar maalmihii ugu danbeeyay lagu hadal hayay baraha bulshada kaasoo ah in Ra’iisulwasaaraha uu lacag uga qaatay Dowlada Sweden in Soomaalida qaxootiga ku ah dalkaasi dib loogu soo celiyo ASomaliya yaasoo ku kaceysay malaayiin Doolar.


today 3 d. ago attach_file Other



ID: 819526457
Add Watch Country

arrow_drop_down