home All News open_in_new Full Article

Dowladda Pakistan oo heshay xog sir ah oo ku saabsan weerar milatari oo Hindiya ay qorsheynayso

Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay “xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo” oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti dhow, kaasoo ah jawaab ay uga falcelinayso weerar dhimasho sababay oo toddobaadkii hore ka dhacay Kashmir qaybta ay Hindiya maamusho. Hadalkaan ayaa yimid kadib markii Ra’iisul Wasaaraha Hindiya, Narendra Modi, uu … The post Dowladda Pakistan oo heshay xog sir ah oo ku saabsan weerar milatari oo Hindiya ay qorsheynayso appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 h. ago attach_file Other



ID: 3705377673
Add Watch Country

arrow_drop_down