home All News open_in_new Full Article

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar dalxiisayaal lagu laayay oo ka dhacay dalka Hindiya

Ugu yaraan labaatameeyo qof ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen koox dalxiisayaal oo booqanayay goob qurux badan oo ku taal Kashmir qeybta ay Hindiya maamusho, sida ay mas’uuliyiintu  sheegeen Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Pahalgam, oo ah magaalo qurux badan oo ku taal buuraha Himalayas oo inta badan lagu … The post Faahfaahin ka soo baxaysa weerar dalxiisayaal lagu laayay oo ka dhacay dalka Hindiya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 7 h. ago attach_file Other



ID: 226531096
Add Watch Country

arrow_drop_down