Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo xariga xalay ciidamada Boooliisu Muqdisho ugu gaysteen Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran. Qoraalka ayaa sidan u qornaa:- Xarigga sharci darrada ah ee laamaha ammaanka Federaalka Soomaaliya ay u geysteen Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Saleebaan Jaamac waxa uu muujinayaa nooca […]