Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaariyay qaraar la xiriira xakamaynta dharka ciidanka, hubka iyo Gaadiidka summadaha leh ee Ciidamada Dowladda, dhowaan ayaa lagu shaacin doonnaa fadhiga golahaas. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in aanay suuragal noqon Karin in markale uu dhaco weerar ‘AS’ u... The post Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Soosaaraya Xeer Lagu Xakamayno Dareeska Ciidanka, Hubka & Gaadiidka Dowladda appeared first on Borama News Network.