Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Mukhtaar Maxamed Cali ayaa maanta Shahaadada Saxnaanta Bamka Shidaalka gudoonsiiyey qaar ka mid ah kaalmaha shidaalka ee ku yaal Caasimada Hargeisa, kuwaas oo buuxiyey heer-tayeedka Cabirka bamka shidaalka. Ugu horayn, waxaa faahfaahin ka bixiyey muhiimada ay leedahay in sixitaan lagu sameeyo bamka shidaalka Agaasimaha Waaxda Cabiraadaha Abdifatah Ahmed Hurre, isagoo … The post Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo Shahaadada Saxnaanta Bamka Shidaalka gudoonsiiyey qaar ka mid ah kaalmaha shidaalka appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.