๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐๐ฒWar:saxaafadeed 26/12/2025Waxa anigoo ku hadlaya magacayga , magaca hoggaanka xisbiga KULMIYE, guddida fulinta, xubnaha Golaha Dhexe iyo dhammaan taageerayaasha xisbiga aan soo dhawaynayaa Aqoonsiga u Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka helay dawladda Israaโiil oo uu galabta ku dhawaaqay Raysal wasaaraha dalka Israโil.Arrinkani waa guul u soo hoyatay shacbiweynaha reer Somaliland ee halganka … The post Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Hambalyo U Diray Shacabka Jsl appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.