HAMBALYO, Madaxwaynaha iyo Shacbiga reer Somaliland! 26, December 2025, waa maalin taariikhi ah oo dawladda Israel si rasmi ah dawlad madax bnanaan ugu aqoonsatay Jamhuuriyadda Somaliland! Waxa aan Shacbigayga Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyaynayaa aqoonsiga caalamiga ah ee ay maanta heleen, kaas oo ah mid u ay qalmaan, muddo dheerna aynnu sugaynnay! Waa aynnu u mahadnaqaynnaa … The post Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Shacabka Somaliland ku Hambalyeeya Aqoonsiga appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.