home All News open_in_new Full Article

Hal arrin oo Bruno Fernandes ka hor taagan inuu ku biiro Al Hilal oo la ogaaday

XIGASHO LAACIB.NET Kabtanka Manchester United Bruno Fernandes ayaa la soo sheegayaa inuu si dhab ah uga fiirsanayo dalab qaali ah oo kaga yimid kooxda Al-Hilal ee dalka Sacuudi Carabiya. Heshiiskan ayaa lagu qiimeeyay ku dhawaad £100 milyan, iyadoo mushaarkiisuna dhaafi doono £1 milyan toddobaadkii, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu mushaharka badan […]


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 2374448246
Add Watch Country

arrow_drop_down