home All News open_in_new Full Article

Halka Iiraan ay ka taagantahay dagaalka Pakistan iyo Hindiya

Iyadoo ay weli taagan tahay xiisadda u dhaxeysa Hindiya iyo Pakistan, ayaa wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Abbas Araghchi, waxa uu booqday labada dal ee Pakistan iyo Hindiya toddobaadkan. Iran ayaa cambaareysay weerarkii Pahalgam waxayna sidoo kale soo bandhigtay inay dhexdhexaadin doonto labada dhinac, si loo dejiyo xiisadda labada dal . Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, … The post Halka Iiraan ay ka taagantahay dagaalka Pakistan iyo Hindiya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 20 h. ago attach_file Other



ID: 267303436
Add Watch Country

arrow_drop_down