home All News open_in_new Full Article

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sheegay in ay horumarinayaan soo saarida Hubka dalkaasi

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa Jimcihii booqday saldhigga tababarka ee cutubyada hawlgalka gaarka ah ee ciidanka xoogga dalka ee loo yaqaan Korean People’s Army (KPA), sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee KCNA. Warka ayaa sheegay in Kim uu fuulay goobta kormeerka si uu u daawado tababarka istiraatiijiyadeed ee... The post Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sheegay in ay horumarinayaan soo saarida Hubka dalkaasi appeared first on Borama News Network.


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 4279459675
Add Watch Country

arrow_drop_down