home All News open_in_new Full Article

Howlgal culus oo ka dhan ah alshabaab oo laga fuliyay xadka Hiiraan iyo Sh.dhexe

Wararka ka imaanaya Xaduuda Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay howlgal ka dhan aha kooxda Alshabaab markii ay duulaan ku qaadeen macawisleyda reer Hiiraan. Saraakiil u hadashay Macawisleyda ayaa Hiiraan ayaa saxaafada u sheegay in weerarkaani ay guulo waa weyn ka gaareen islamarkaana ay gabi ahaanba ku soo burburiyeen […]


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 3662848698
Add Watch Country

arrow_drop_down