home All News open_in_new Full Article

Isbarbardhig: Yaa awood badan ciidamada Hindiya iyo Pakistan?

=XIGASHO BBC SOMALI= Dowladda Hindiya ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in ciidamadeedu ay fuliyeen hawlgal lagu magacaabo ‘howlgalka Sindoor’ oo ka dhacay gudaha Pakistan iyo Kashmiir, qaybta ay Pakistan maamusho. Dowladda Hindiya waxay sheegtay in hawlgalkan lagu bartilmaameedsaday xarumo “ay argagixisadu ku leeyihiin” gudaha Pakistan iyo Kashmiir dhanka Pakistan ay haysato, kuwaasoo laga […]


today 57 h. ago attach_file Other



ID: 2919399150
Add Watch Country

arrow_drop_down