Israa’iil ayaa ka hadashay weerarkii gantaal ee ay Hindiya ku qaaday Pakistan. Safiirka Israa’iil u fadhiya Hindiya, Reuven Azar, oo falcelin ka bixiyay weerarkan, ayaa sheegay in “Israa’iil ay taageereyso xuquuqda is difaacidda Hindiya”. Argagixisadu waa inay ogaadaan inaysan haysan meel ay kaga dhuuntaan dambiyada foosha xun ee ay u geysanayaan dadka aan waxba galabsan,” … The post Israa’iil oo taageero u muujisay Hindiya ka dib weerarkii Pakistan appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.