home All News open_in_new Full Article

Laba Xidigle Cabdi Shiilow oo ku geeriyooday Dagaalka Hiiraan iyo ehaladiisa oo

BUULA-BURDE (DAYNIILE.COM)-Dagaalkii cuslaa ee Maanta ka dhacay deegaanka Abooreey ee Gobolka Hiiraan waxaa ku geeriyooday oo lagu dilay 2 Xiddigle Cabdi Shiilow oo ka tirsanaa ciidamada Xooga dalka Soomaaliya. Labada Xidiglaha oo asal ahaan ka soo jeeda Gobolka Shabelaha dhede ayaa ka mid ahaa ciidamada Dowlada ee maanta ka dagaalamayay deegaanka Abooreey ee Gobolka Hiiraan. […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 2519959066
Add Watch Country

arrow_drop_down