home All News open_in_new Full Article

Liverpool oo garaacday Tottenham kuna guuleysatay Horyaalka Premier League

XIGASHO LAACIB.NET Liverpool ayaa gaartay guul weyn kadib markii ay 5-1 ku xasuuqeen Tottenham Hotspur kulankii 34-aad ee horyaalka Premier League ee ka dhacay garoonka Anfield. Tottenham ayaa hoggaanka la wareegtay daqiiqaddii 12aad markii Dominic Solanke uu dhaliyay goolka koowaad, balse Liverpool ayaa si degdeg ah uga jawaabtay iyadoo Luis Díaz uu goolka barbaraha keenay […]


today 3 d. ago attach_file Other



ID: 2493347459
Add Watch Country

arrow_drop_down