home All News open_in_new Full Article

Maamulka Galmudug oo war culus ka soo saaray Masjidkii lagu gubay Magaalada Huurshe

Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa  War ka soo saaray Masjidkii dhawaan lagu gubay Magaalada Huurshe oo hoos taga Maamulkaasi kadib markii shacab careysan ay masjidka bur buriyeen kadibna dab qabadsiiyeen wixii ka soo haray oo agab ahaa sida alwaaxda iyo laamiyeeriga. Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Galmudug oo si gaar ah warkaani uga soo […]


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 1235346249
Add Watch Country

arrow_drop_down