home All News open_in_new Full Article

Maamulka Hirshabelle oo diyaaradaha jowhar imaanaya ku amray ineysan Muqdisho ka soo qaadi karin cidamo hubeysan.

Maamulka Hirshabelle ayaa maanta amar ku siiyay diyaaradaha Muqdisho ka yimaada ineysan ka soo qaadi karin ciidamo hubeysan oo Dowlada Somalia ka tirsan taasoo cadeyn ah kala shaki soo kala dhex galay labada dhinac. Maamulka Hirshabelle ayaa ka cabsi qaba in Dowladu qaado talaabo ay ciidamo ugu soo direyso Jowhar waliba si qarsoodi ah madaama […]


today 13 h. ago attach_file Other



ID: 579401390
Add Watch Country

arrow_drop_down