home All News open_in_new Full Article

Maamulka Hirshabelle oo ka shifay sababta Alshabaab culeyska usoo saareen deegaanadooda

JOWHAR (DAYNIILE.COM)-Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa ka shifay ujeedka Alshabaab culeyska u soo saareen deegaanada Hirshabelle oo kaliya. Wasiirka arimaha gudaha Maamulka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure ayaa daboolka ka qaaday inuu jiro heshiis Alshabaab ay la soo gashay maamul Goboleedyada qaar si ay usoo dhexmaraan una soo weeraraan Hirshabelle. “kooxda Alshabaab waxay kula heshiiyeen gobolada […]


today 5 d. ago attach_file Other



ID: 2901147325
Add Watch Country

arrow_drop_down