home All News open_in_new Full Article

Maamulka Hirshabelle oo si weyn u beeniyay war ka soo baxay Dowlada Somalia

Maamulka Hirshabeelle ayaa si weyn u beeniyay war dhawaan ka soo baxay mid ka mida Hay’adaha Dowlada Somalia. Maamulka Hirshabelle wuxuu gabi ahaanba beeniyay qiimeynta saboolnimada ee  Hay’adda Tirakoobka Qaranka.


today 3 w. ago attach_file Other



ID: 2175839956
Add Watch Country

arrow_drop_down