home All News open_in_new Full Article

Maamulka Somaliland oo ugu danbeyn xaqiijiyay inay xabsiga dhigeen Sarkaal Dowlada Somalia ka tirsan oo la weysnaa 

WAJAALE (DAYNIILE.COM)-Gaashanle dhere Xasan Ciraaqi oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Somalia oo maalmihii ugu dambeeyay la weysnaa ayaa ugu danbeeyay waxaa la sheegay inuu u gacan galay ciidamada maamulka Somaliland kuwaasoo hada xabsi ku haya. Taliyihii guutada 18-aad ee ciidanka Gorgor ee Soomaaliya Gaashaanle dhexe Xasan Ciraaqi waxaa laga qabtay Magaalada Wajaale […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 568419342
Add Watch Country

arrow_drop_down