HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya inay isku dheceen ilaalada Madaxweynihii hore ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi iyo Booliiska Garoonka diyaaradaha Hargeysa waxaana goobta ka dhacday rasaas aan badneyn. Wararka qaar ayaa sheegaya in Booliisku ka celiyeen Muuse Biixi Garoonka diyaaradaha Hergeysa taasoo ay ka caroodeen ilaaladiisa oo ahaa kuwa dhar cad ah,waxaana […]