home All News open_in_new Full Article

Macawisleyda Hiiraan iyo Milateriga oo Galabta howlgal isla fuliyay

Ciidamo ka tirsan Milateriga Somalia iyo kuwa macawisleyda Gobolka Hiiraan ayaa galabta isla fuliyay howlgal ka dhan ahaa kooxda Alshabaab. Howlgalka ayaa ka dhacay inta u dhexeysa Yasooman iyo Abooreen waxayna ciidamada is bahaystay weerar ku ekeeyeen Alshabaab aagaasi isku urursanaysay. Ciidamada Dowlada iyo kuwa macawisleyda waxay ka hor tageen weeraro ay alshabaabku qorsheynayeen kadib […]


today 4 d. ago attach_file Other



ID: 3466378790
Add Watch Country

arrow_drop_down