TARDO (DAYNIILE.COM)-Dagaal-yahano macawisley ah oo ka soo kala jeeda Gobolada Hiiraan iyo Sh.dhexe ayaa abaabul dagaal waxay ka wadaan Deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan. Abaabulkaan dagaal oo ka dhan ah Alshabaab ayaa lagu qorsheeyay in ciidwmada macawisleyda Sh.dhexe iyo Hiiraan ay isla qaadaan weeraro mideysan oo ka dhan ah Alshbaaab. Saraakiil deegaanka Tardo kula hadashay […]