Apr 23(Jowhar) Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan Shabaab oo ku dhuumaaleysanayey aagga deegaanka Aboorey ee gobolkaas. Howlgalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada difaaca deegaanka ay ka war heleen Shabaab isku aruursanaysa aagga Aboorey, waxay halkaas ku qaadeen weerar cashir loogu dhigay, khasaare xooggana lagu gaarsiiyey. Saraakiisha […]