Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo kala dhex gashay khilaafkii u dhexeeyay wasiirka caafimaadka iyo Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Hargaysa Go,aano ka soo saartay Madaxtooyadu. Go,aanadan aya u dhignaa Sidan 1-in Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Hargaysa oo lagu magaacabo wareegto madaxweyne uu xilka ka qaadi karo oo kaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland 2.In Komishanka Maamul Wanaagu xaliyo … The post Madaxtooyad oo kala dhex gashay khilaafkii u dhexeeyay wasiirka caafimaadka iyo Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Hargaysa appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.