home All News open_in_new Full Article

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Oo Donald Trump Oo Hanjabaad Cusub U Diray Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa farriin u diray dalka Iraan. Waxaa uu ka digay in Iran “ay saameyn ballaaran soo gaari doonto” hadii la dilo mudaaharaadayaal kale oo dheeri ah. Hanjabaaddan cusub ee Madaxweyne Trump ayaa imaanaysa iyadoo dibad baxyo ay Iran gilgileen in ka badan muddo toddobaad ah. Dawladda... The post Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Oo Donald Trump Oo Hanjabaad Cusub U Diray Iran appeared first on boramanews.com.


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 237602366
Add Watch Country

arrow_drop_down