home All News open_in_new Full Article

Madaxwayne Trump Oo Wacad Ku Maray In UuBoqolkiiba Boqol Fulinayo Hanjabaadihiisa

Donald Trump ayaa ballan qaaday inuu “boqolkiiba boqol” fulin doono hanjabaaddiisa ah inuu canshuuro ku soo rogi doono dalalka Yurub ee ka horyimaada dalabkiisa ku aaddan inuu la wareego gacan-ku-haynta Greenland. Xulafada Yurub ayaa si buuxda ugu midoobay difaaca madax-bannaanida Greenland. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Denmark ayaa carrabka ku adkeeyay... The post Madaxwayne Trump Oo Wacad Ku Maray In UuBoqolkiiba Boqol Fulinayo Hanjabaadihiisa appeared first on boramanews.com.


today 4 h. ago attach_file Other



ID: 2480642065
Add Watch Country

arrow_drop_down